Wariyaal la toogtay xilli ay war tabinayeen iyo ninkii toogtay oo la qabtay

Nin hubeesan ayaa toogasho ku dilay wariye goob u  tagay tabinta war ku aadan dil goobtaasi ka dhacay, waxaa sidoo kale toogashadaasi uu dhaawac kasoo gaaray wariye kale oo isna goobta ku sugnaa. Toogashadan oo ka dhacday degmada Orlando ee gobolka ee Mareykanka ayaa lagu dilay wariye u shaqeeya telefishin kuyaalla dalka Mareykanka iyo gabar … Continue reading Wariyaal la toogtay xilli ay war tabinayeen iyo ninkii toogtay oo la qabtay